Barnaamijka Tartan & Taclin oo Caawa la daahfuray & dugsiyo cusub oo ka qayb galaya (Daawo)

Barnaamijka Tartan & Taclin oo Caawa la daahfuray & dugsiyo cusub oo ka qayb galaya (Daawo)

Barnaamij Aqooneedka Tartan iyo tacliin oo Sanad kasta Bisha ramadaan la qabto ayna ku baratamaan dugsiyadda sare ee Puntland ayaa caawa si rasmi ah loo daahfuray.

Barnaamijka Sanadkan waxaa ka qayb galaya Dugsiyadda sare ee Galmudug qaybo kamid ah waxaana uu Barnaamijka sanadkii 14-aad.

Hoos ka daawo Furitaanka Barnaamijka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com