Cabdinaasir Seraar: ” Axmed Madoobe Colaad ayuu dib uga bilaabay Jubbaland & Burbur (Daawo)

HomeWararka

Cabdinaasir Seraar: ” Axmed Madoobe Colaad ayuu dib uga bilaabay Jubbaland & Burbur (Daawo)

Afhayeenkii hore ee Maamulka Jubbaland Cabdinaasir seraar oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Kismaayo ayaa ka hadlay iska hor imaad dhexmaray ilaaladiisa iyo Ciidamadda Jubbaland. Seraar ayaa sheegay in uu Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu ka shaqeynayo burburka Maamulka Jubbaland,isago eedeyn xoogan u jeediyeey. Hoos Kadaawo.

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Siyaasi Xaraare: “Siyaasadda dawladda dhexe waa boobis xukun iyo burburin hannaanka federaalka ah”

Afhayeenkii hore ee Maamulka Jubbaland Cabdinaasir seraar oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Kismaayo ayaa ka hadlay iska hor imaad dhexmaray ilaaladiisa iyo Ciidamadda Jubbaland.

Seraar ayaa sheegay in uu Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu ka shaqeynayo burburka Maamulka Jubbaland,isago eedeyn xoogan u jeediyeey.

Hoos Kadaawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: