Cabdinaasir Seraar: ” Axmed Madoobe Colaad ayuu dib uga bilaabay Jubbaland & Burbur (Daawo)

Cabdinaasir Seraar: ” Axmed Madoobe Colaad ayuu dib uga bilaabay Jubbaland & Burbur (Daawo)

Afhayeenkii hore ee Maamulka Jubbaland Cabdinaasir seraar oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Kismaayo ayaa ka hadlay iska hor imaad dhexmaray ilaaladiisa iyo Ciidamadda Jubbaland.

Seraar ayaa sheegay in uu Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu ka shaqeynayo burburka Maamulka Jubbaland,isago eedeyn xoogan u jeediyeey.

Hoos Kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com