Mareykanka oo duqayn ka fuliyay buuraha u dhow Bosaso

HomeWararka

Mareykanka oo duqayn ka fuliyay buuraha u dhow Bosaso

  Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa duqeeyey buuraha Isha Gaaca iyo Moqor oo 75km bari uga beegan magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Ba

Warka Fiidnimo iyo Axmed Sheekeeye , Daljir Garoowe (dhegayso)
Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Maalintii labaad galay
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

 

Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa duqeeyey buuraha Isha Gaaca iyo Moqor oo 75km bari uga beegan magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Duqayntan ayaa socotay qadar saacado ah, waxaana wararka la helayo ay sheegayaan inay ka dhasheen khasaare kalle, waxaana dhawaaqiisa laga maqlayay magaalada Bosaso.

Ciidamada PSFta iyo diyaaradaha Mareykanka oo iskaashanaya ayaa maalmihii lasoo dhaafay howlgallo ka waday deegaamadaasi oo ay ku suganyihiin kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: