Madaxweynaha oo saaka ku soo wajahan Garoowe

HomeWararka

Madaxweynaha oo saaka ku soo wajahan Garoowe

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa saaka ku soo wajahan magaalada Garoowe. Madaxweynaha ayaa ka qaybgali

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ka hadlay xaaladda Muqdisho
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Qardho (dhegayso)
Ciidamadda Kenya oo nolasha ku toogtay haweenay 62 labo jir ah

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa saaka ku soo wajahan magaalada Garoowe.

Madaxweynaha ayaa ka qaybgali doona shirka wada tashiga ee dowladda iyo madaxda maamul goboleedyada dalka oo maalinta beri ah ka furmi doona magaalada Garoow, waxaana shalay intooda badan soo gaaray magaalada Garoowe madaxda maamul goboleedyada.

Shirkan ayaa waxaa marti galinyasa dowladda Puntland waxaana looga hadli doonaa sidii xal looga gaari lahaa khilaafka soo noq noqday ee udhaxeeya dowaldda iyo dowladd goboleedyada xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: