Biyo la’aan daran oo kajirta gobolka Gardafuu, ceelashii oo xumaaday (dhegayso)

HomeWararka

Biyo la’aan daran oo kajirta gobolka Gardafuu, ceelashii oo xumaaday (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Gardafuu Puntland Maxamud Axmed Caynab oo waraysi siiyay warbaahinta Daljir ayaa sheegay abaar raagtay inay kajirto gobolka oo dhaqaalihiisa ku tiirsanyahay kalluumaysiga iyo maydiga. Waxaa uu sheegay ceelashii biyaha inay xumaadeen, halka roobkii la filayay uusan wali da’in.

Shil Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Garoowe iyo Khasaare Ka Dhashay (dhegayso)
KORNEEL QALOONBI: “FARMAAJO AYAA SOO ABAABULAY GOLAHA BADBAADADA MAAKHIR EE LOOGA DHAWAAQAY SANAAG”
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Gardafuu Puntland Maxamud Axmed Caynab oo waraysi siiyay warbaahinta Daljir ayaa sheegay abaar raagtay inay kajirto gobolka oo dhaqaalihiisa ku tiirsanyahay kalluumaysiga iyo maydiga.

Waxaa uu sheegay ceelashii biyaha inay xumaadeen, halka roobkii la filayay uusan wali da’in.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: