Senataro la kulmay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada Puntland (Daawo)

HomeWararka

Senataro la kulmay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada Puntland (Daawo)

Waxaa maanta xarunta Wasaaradda Waxbarashada Puntland ee magaalada Garowe, ka dhacay shir u dhaxeeyay Senataro katirsan aqalka sare ee dowladda Federa

Mareykanka oo Gaadiid dagaal ku wareejiyay Jabuuti
Faahfaahinta Qarax lagu dilay nabadoono oo Hiiraan ka dhacay
“Itoobiya, Soomaaliya iyo Eriteriya masii yeelan doonaan sadex madaxwayne”Abey Axmed

Waxaa maanta xarunta Wasaaradda Waxbarashada Puntland ee magaalada Garowe, ka dhacay shir u dhaxeeyay Senataro katirsan aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta wasaaraddaas.

Shirkan ayaa looga hadlay xaaladda dalka iyadoo warbixin guud laga dhagaystay mas’uuliyiinta wasaaradda.

Faahin dheeraad ah waxaa kulankaas ka bixiyay Wasiir dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Puntland Cabdullaahi Xasan Rooble iyo Senator Cabdiraxmaan Farole.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: