Ciidamo katirsan militariga oo qarax lagula eegtay Sh. Hoose

HomeWararka

Ciidamo katirsan militariga oo qarax lagula eegtay Sh. Hoose

Ugu yaraan laba askari ayaa geeriyootay, sadex kallena waa ay dhaawacmeen qarax lagu aasay wadada dhinaceeda oo lala eegtay ciidamo katirsan militarig

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Saldhigga Magaalada Qardho iyo Xarumo Kale oo Dayactir Lagu Sameeyey (DHEGAYSO)
Musharax Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee guddoonka baarlamaanka

Ugu yaraan laba askari ayaa geeriyootay, sadex kallena waa ay dhaawacmeen qarax lagu aasay wadada dhinaceeda oo lala eegtay ciidamo katirsan militariga dowladda  oo marayay waddo ku taala deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeelada hoose.

Qaraxan ayaa waxaa sheegtay Al-shabaab.

Sidoo kalle weerar ayaa ka dhacay deegaanka Sabiid ee duleedka Afgooye, kaasi oo aan la ogayn khasaarihiisa, balse Al-shabaab ayaa sheegatay inay ku dileen sarkaal katirsanaa ciidamada dowladda.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: