Muran ka taagnaa Garoowe oo xal laga gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Muran ka taagnaa Garoowe oo xal laga gaaray (dhegayso)

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay jiray muran u dhaxeeyay dowladda hoose ee magaalada Garoowe iyo wadayaasha gaadiidka iska rogooyinka. Murankaasi oo s

Shuruudaha Musharrixiinta Guddoonka Golaha Shacabka oo la soo bandhigay
XULASHADA DALJIR | MAXAMED LAKIMAN | BOSAASO 3-JULY-2022
CAAWA & DALJIR | HASSAN BASHE | DALJIR GAROWE

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay jiray muran u dhaxeeyay dowladda hoose ee magaalada Garoowe iyo wadayaasha gaadiidka iska rogooyinka.

Murankaasi oo sababay dibaxbax ay dhigeen wadayaasha gaadiidka iska rogooyinka ee guryaha lagu dhiso ayaa salka ku hayay lacag cusub oo dowladda hoose ee Garoowe kusoo rogtay gaadiidleydaasi.

Lacagtan ayaa lagu sheegay mid saaran rarka dhagaxa, ciidda iyo jayga guryaha lagu dhiso, iyadoo dowladda hoose amartay in halkii rar laga qaado lacag dhan afar doolar.

Hoos kadhegayso Khadar Cawl oo warbixintaan ka diyaariyay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: