Madaxweyne Farmaajo oo Kormeer kadis ah kutagay xarunta Xaruunta Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka banaadir (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Kormeer kadis ah kutagay xarunta Xaruunta Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka banaadir (dhegayso)

Madaxweyne dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa kormeer kadis ah waxa uu ku tagay Xaruunta Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka banaadir. Wax yaabihii uu madaxweynahu ciidamada uu kala hadlay waxaa Warbaahinta usharaxday Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Soomaaliya Sakiya Axmed. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5cb58cec02010057682e3b76/farmaajo+.mp3

Taxanaha 4aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)
Ahllusunna oo magacawday guddiga gurmatka fatahaada wabiga Shabeelle( Akhriso)
Burtinle: Deeq raashina oo la gaarsiyey 75 qoys oo danyara

Madaxweyne dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa kormeer kadis ah waxa uu ku tagay Xaruunta Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka banaadir.

Wax yaabihii uu madaxweynahu ciidamada uu kala hadlay waxaa Warbaahinta usharaxday Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Soomaaliya Sakiya Axmed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0