RW khayre oo La Kulmay Xog-hayaha Joogtada Ah ee Waaxda Horumarinta Caalamiga Ah Ee Ingiriiska

HomeWararka

RW khayre oo La Kulmay Xog-hayaha Joogtada Ah ee Waaxda Horumarinta Caalamiga Ah Ee Ingiriiska

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay xog-hayaha Joogtada ah ee wa

Madaxweynaha Galmudug & khayre oo Muqdisho kulan ku yeeshay
SSC-KHAATUMO vs SOMALILAND IYO QORSHAHA QARSOON EE MUUSE BIIXI
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Ururada Bulshadda Rayidka ah

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay xog-hayaha Joogtada ah ee waaxda horumarinta caalamiga ah ee Ingiriiska (DFID), Matthew Rycroft.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta hir-gelinta qorshayaasha hor-tebinta leh ee qaranka Soomaaliyeed iyada oo loo marayo Tubaha Qaranka ee lagu jaan-gooyay wax-qabadka dawladda.

Kulanka ay wada qaateen Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo xog-hayaha Joogtada ah ee waaxda Horumarinta Caalamiga ah ee Ingiriiska ayaa qayb ka ah shirar uu Ra’iisul wasaaruhu Washington kula yeelanayay mas’uuliyiin ka socdo dawlado iyo hay’ado caalami ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: