Maamulka degmadda Caluula oo ka hadlay Abaaraha kajira degmadda (dhegayso)

Maamulka degmadda Caluula oo ka hadlay Abaaraha kajira degmadda (dhegayso)

Ciise Maxamuud Cali Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Caluula ee gobolka Garda Fuu oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio daljira ayaa sheegay in Abaar baahsan iyo Biyo la’aan baahsan ay ka jirto degmada iyo Tuulooyinka hoos yimaada.

Waxa uu sheegay Guudoomiyaha in birmiilka biyaha degmadda laka la siisanayo 6doolar ilaa iyo 8doolar inta udhaxaysa.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in cabashada dadka degmada ay gaarsiiyeen wasaarada arimaha guddaha iyo dowladdaha hoose ee Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com