HomeUncategorized

Dhegeyso: Adeega E-Dahab ee Shirkadda Dahabshiil oo ku baahay deegaanada Puntland

Talaado, September 01, 2015 (Daljir) — Adeega E-dahab ayaa ka mid ah adeegyada ay wada bixiyaan shirkadaha Somtel iyo Dahabshiil waxaana deegaamada Puntland laga hirgeliyey Lix bilood ka hor isagoo si balaaran ugu baahay dhamaan deegamada Puntland.

Caawa iyo Daljir, Khamiis,Jan, 31, 2013 , Khadar Cawl Ismaaciil ‘Daljir Buuhoodle’
(Dhagayso) Maxkamada gobolka Nugaal oo shaacisay in Radio Sahal lagu waayay wax dambi ah oo ay galeen.
Gaashaandhiga Soomaaliya oo qorshaynaya dib u qabashada xaruunta Bakool ee Xudur (Dhegeyso)
Talaado, September 01, 2015 (Daljir) — Adeega E-dahab ayaa ka mid ah adeegyada ay wada bixiyaan shirkadaha Somtel iyo Dahabshiil waxaana deegaamada Puntland laga hirgeliyey Lix bilood ka hor isagoo si balaaran ugu baahay dhamaan deegamada Puntland.
 
Madaxa Adeega E-dahab Puntlan Maxamed Muuse Faarax ayaa Daljir uga waramay qaabka uu adeegan u shaqeeyo isagoo sharaxay heerarkiisa kala duwan iyo sida dadweynaha uga faa\’iideysan karaan.
 
Waxaa waraystay Maxamed Cabdulqaadir Cali oo Daljir Garoowe ku sugan.
 
Dhegeyso:
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: