Maxaa ka jira dalka Soomaaliya meelo ka mid in dahab iyo dheeman lagu duugay xilligii dagaalkiii labaad ee adduunka (Daawo)

HomeWararka

Maxaa ka jira dalka Soomaaliya meelo ka mid in dahab iyo dheeman lagu duugay xilligii dagaalkiii labaad ee adduunka (Daawo)

Soomaaliya meelo ka mid ah ayaa la tilmaamaa in lagu sheelay shixnado ay wadeen maraakiib iyo doonyo badda ku xumaaday, siiba xilliyadii Soomaaliya a

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Garoowe oo laga Daahfuray daraasadda Biyo mareenada magalaada
Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa dhinacyada Groowe ku dagaalamay ugu baaqay inuu wada hadalsiiyo

Soomaaliya meelo ka mid ah ayaa la tilmaamaa in lagu sheelay shixnado ay wadeen maraakiib iyo doonyo badda ku xumaaday, siiba xilliyadii Soomaaliya ay ku jirtay gacanta gumaystaha, gaar ahaanna markii uu socday dagaalkii labaad ee adduunka.

Shinadahadaasi meelaha ka mid ah Soomaaliya lagu duugay, qaarkood waxaa la xusayaa in ay ahaayeen macdanno qaali ah iyo Dahab,.

Maxamed Abshir oo ku magac dheere luule, muddo ka badan 20 sano ayaa waday baaris arrinkaasi la xirirta, aakhirkiina sida uu noo sheegay wixii helay xaqiiqooyin ku saabsan meelaha Soomaaliya ka mid ah lagu duugay shixnado laga rogay doonyo ku xumaaday xeebaha Soomaaliya xilligii dagaalkii labaad ee adduunka.

Hoos Kadaawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: