Maxaa ka jira dalka Soomaaliya meelo ka mid in dahab iyo dheeman lagu duugay xilligii dagaalkiii labaad ee adduunka (Daawo)

Soomaaliya meelo ka mid ah ayaa la tilmaamaa in lagu sheelay shixnado ay wadeen maraakiib iyo doonyo badda ku xumaaday, siiba xilliyadii Soomaaliya ay ku jirtay gacanta gumaystaha, gaar ahaanna markii uu socday dagaalkii labaad ee adduunka.

Shinadahadaasi meelaha ka mid ah Soomaaliya lagu duugay, qaarkood waxaa la xusayaa in ay ahaayeen macdanno qaali ah iyo Dahab,.

Maxamed Abshir oo ku magac dheere luule, muddo ka badan 20 sano ayaa waday baaris arrinkaasi la xirirta, aakhirkiina sida uu noo sheegay wixii helay xaqiiqooyin ku saabsan meelaha Soomaaliya ka mid ah lagu duugay shixnado laga rogay doonyo ku xumaaday xeebaha Soomaaliya xilligii dagaalkii labaad ee adduunka.

Hoos Kadaawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com