Arday qalinjabinayay oo dalxiis ku jiray oo ku geeriyooday duleedka Bosaso

HomeWararka

Arday qalinjabinayay oo dalxiis ku jiray oo ku geeriyooday duleedka Bosaso

Inta la xaqiijiyay afar arday ayaa geeriyootay, kow iyo toban kallena dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib shil gaari oo ka dhacay duleedka Bosaso maanta o

Shaqaalaha Dowlada oo lagu amray inay iska talaalaan cudurka Covid 19
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Nabadoon caan ahaa oo xalay lagu dilay Muqdisho oo Maanta la aasay

Inta la xaqiijiyay afar arday ayaa geeriyootay, kow iyo toban kallena dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib shil gaari oo ka dhacay duleedka Bosaso maanta oo Jimco ah.

Ardaydan ayaa kusii jeeday deegaanka Laag 00 30km ujirta Bosaso, kadib markii gaarigii ay wateen uu wadada uu ka baxay.

Wararka ayaa sheegaya ardayda inay dhameeyeen dugsi sare, ayna ku guda jireen maalmo farxadeed oo ay doonayeen inay ku qaataan deegaanka Laag, kahor munaasabadoodii qalin jebinta.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: