Arday qalinjabinayay oo dalxiis ku jiray oo ku geeriyooday duleedka Bosaso

Arday qalinjabinayay oo dalxiis ku jiray oo ku geeriyooday duleedka Bosaso

Inta la xaqiijiyay afar arday ayaa geeriyootay, kow iyo toban kallena dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib shil gaari oo ka dhacay duleedka Bosaso maanta oo Jimco ah.

Ardaydan ayaa kusii jeeday deegaanka Laag 00 30km ujirta Bosaso, kadib markii gaarigii ay wateen uu wadada uu ka baxay.

Wararka ayaa sheegaya ardayda inay dhameeyeen dugsi sare, ayna ku guda jireen maalmo farxadeed oo ay doonayeen inay ku qaataan deegaanka Laag, kahor munaasabadoodii qalin jebinta.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com