Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Puntland Camey oo safiir loo magacaabayo

HomeWararka

Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Puntland Camey oo safiir loo magacaabayo

Golaha Wasiirrada Puntland ayaa maanta kulankoodii ku oggolaaday soojeedin ay golaha soo hordhigtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS, kaas oo MKX hore

Mid kamid ah Shacabka laascanood: “Magaaladdu waa Xor hadda”
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay 20 Milyan oo wax looga qabanayo Abaarta

Golaha Wasiirrada Puntland ayaa maanta kulankoodii ku oggolaaday soojeedin ay golaha soo hordhigtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS, kaas oo MKX hore Cabdixakiim Cumar Cabdullaahi (Camey) loo magacaabi doono darajada safiir ee DFS.

Camey oo Daljir la hadlay ayaa sheegay in wali an la shaacin dalka loo magacaabayo, laakiin la shaacin doono dhawaan dalka.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 5 years ago

    WAAN ogolnahay DHAMAANTAYO allaha
    KUU salgo nin lagu seexdow haseexan

DISQUS: