Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Puntland Camey oo safiir loo magacaabayo

Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Puntland Camey oo safiir loo magacaabayo

Golaha Wasiirrada Puntland ayaa maanta kulankoodii ku oggolaaday soojeedin ay golaha soo hordhigtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS, kaas oo MKX hore Cabdixakiim Cumar Cabdullaahi (Camey) loo magacaabi doono darajada safiir ee DFS.

Camey oo Daljir la hadlay ayaa sheegay in wali an la shaacin dalka loo magacaabayo, laakiin la shaacin doono dhawaan dalka.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 8 months

    WAAN ogolnahay DHAMAANTAYO allaha
    KUU salgo nin lagu seexdow haseexan