Nadwada Sanadlaha ahaa oo Boosaaso lagu qabtay (Sawiro)

HomeWararka

Nadwada Sanadlaha ahaa oo Boosaaso lagu qabtay (Sawiro)

Dallada Wacyigalinta Bulshadda ayaa maanta Magaaladda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland uga furmay Nadwadi sanadeedki oo looga hadlay Masuuliyadd

Diyaaradaha Dagaalka ee Itoobiya oo duqeyn ka fuliyay magaalada Maqala
MAANHADAL: Cabashada Kaluumaysatada Bosaaso (dhegayso)
Banka Tuli!

Dallada Wacyigalinta Bulshadda ayaa maanta Magaaladda Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland uga furmay Nadwadi sanadeedki oo looga hadlay Masuuliyadda iyo Arrimo kala duwan oo gobalka la Xiriira.

Nadwan waxaa ka qayb galay Culumo kala duwan oo meelo kala duwan isaga kala yimid sido kale maamulka gobalka bari ayaa qayb ka ahaa Nadwadan oo sanadkiiba mar la qabto.

waxana dacwadan ka qayb galay Sheekh Cabdixaafid Aadan Xasan,sheekh Fu’aad Aflow duqa degmadda Bosaaso Cabdisalaan Bashiir iyo culumad kale oo gobaladda dalka kayimid.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: