Madaxweyne Deni “Gabadha Soomaaliyeed marka taariikhda dib loo fiiriyo marna bulshada ay ku dhexjireen kama aysan hoosayn”(Daawo)

HomeWararka

Madaxweyne Deni “Gabadha Soomaaliyeed marka taariikhda dib loo fiiriyo marna bulshada ay ku dhexjireen kama aysan hoosayn”(Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay xuska maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka (International Women

Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil: “doorasho xor & xalaal ah dhacaysa 8 Jan.
Fah faahin: dooni Ganacsi oo dab ku qabsaday Xeebta Boosaaso (dhegayso/Sawiro)
Madaxweynaha Jubbaland oo Wasiirka Difaaca Kenya kala hadlay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay xuska maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka (International Women’s Day) oo maanta ka qabsoontay magaalada Garoowe.

Munaasabadda xuska maalinta caalamiga ah ee Haweenka Adduunka waxaa Madaxweyne Deni kala qayb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Aamino Cismaan Xaaji Jaamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaraddaasi Sahra Cabdi Xirsi, qaar kamid ah Goleyaasha Dowladda Puntland, saraakiil ka socda Hay’addaha UN-ka iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Madaxweynaha Puntland ayaa ka jeediyey xuska maalintan caalamiga ah ee Haweenka Adduunka khudbad muhiim ah, taasi oo uu kaga hadlay doorka muhiim ka ah ee haweenka aduunka, kuwa Soomaaliyeed, gaar ahaan Puntland ku leeyihiin bulshadooda iyo ka qayb qaadashada horumarinta dowladdooda.

Halkan kadaawo Warbixin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: