Ururuka haweenka gobolka bari oo fariin adag udiray dowladda Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Ururuka haweenka gobolka bari oo fariin adag udiray dowladda Puntland (dhegayso)

Guddoomiyaha Ururka haweenka ee gobolka Bari Maryan Maxamed Xasan Maryan  Guduudo oo waraysi gaar ah maanta siisay radio Daljir ayaa waxa ay ka hadash

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Guddoomiyaha Ururka haweenka ee gobolka Bari Maryan Maxamed Xasan Maryan  Guduudo oo waraysi gaar ah maanta siisay radio Daljir ayaa waxa ay ka hadashay dilkii iyo kufsigii gaalkacyo loogu gaystay Caasho Ilyaas oo ahayd gabar 12 sanjir ah.

 

Sidookale Maryan Guduudo ayaa ka hadalyshay shirka Urur weynaha  haweenka qaranka oo ay ku dhawaaqday wasiirka haweenka dowladda Soomaaliya ayna qaadacday gudoomiyaha Ururka haweenka Soomaaliya Batuulo Gabale .Maryan Gudoodo ayaa  arimahaasi waxa ay uwarantay wariye Xasan Heykal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: