Kalluumaysatada Bosaso oo amar lagu siiyay inay ka guuraan Necfishka Bosaso (daawo)

HomeWararka

Kalluumaysatada Bosaso oo amar lagu siiyay inay ka guuraan Necfishka Bosaso (daawo)

Wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda ee Puntland ayaa ku amartay kalluumaysatada magaalada Bosaso inay ka guuraan dhismihii hore ee kaydka kalluunk

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Ka Degey Galkacyo (DHEGAYSO)
Warsaxaafadeed: Xildhibaano ka digay khatarta tacadiga ciidanka KDF ay ku hayaan shacabka Gobolka Gedo
Wasiir jamaal & Soodhaweyntii maanta ee Dhahar (sawirro)

Wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda ee Puntland ayaa ku amartay kalluumaysatada magaalada Bosaso inay ka guuraan dhismihii hore ee kaydka kalluunka ee Bosaso ee Necfish, kaasi oo ku dhegan dhismaha wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda ee Puntland.

Kulan ay maanta ku qabteen magaalada Bosaso wasiirada kalluumaysiga, dekedaha, maamulka gobolka Bari iyo laamaha amniga ayaa lagu sheegay kalluumaysatada inay degaan suuqa yaraha ay dowladda Jabaan ay ka dhistay magaalada Bosaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: