Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

HomeWararkaCiyaaraha

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha ,ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani. Halkan ka dhagayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c73c2bb020100fa34f90bd5/barnaamijka+ciyaaraha+yamni+bosaaso+25.2.2019.mp3

Daawo-Goalashii Ugu Quruxda Badnaa ee Bisha March 2017.
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Waxaan Ahaa Waardiye Haddana Waxaan U Saftaa Xulka Kubadda Cagta Dalkayga

Ku soo dhawaada Barnaajimka Ciyaaraha ee radio Daljir oo maalin kasta ka baxa dhamaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya marka laga reebo maalinta Jimcaha ,ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha Daljir ee magaalada Bosaaso kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed Yemani.

Halkan ka dhagayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: