Danjirihii Soomaaliya ee Kenya Tarsan oo Muqdisho kusoo laabtay, kadib amar ka yimid Kenya

HomeWararka

Danjirihii Soomaaliya ee Kenya Tarsan oo Muqdisho kusoo laabtay, kadib amar ka yimid Kenya

Danjiraha dowladda faderaalka Soomaaliya ee Kenya Maxamed Nuur Tarsan ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib go'aanka Kenya ay ugal

NISA oo sheegtay in ay gacanta ku dhigeen Sarkaal Al-shabaab ka tirsan oo ku taqasusay Qaraxyada
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Musharax Madaxweyne Puntland Ahmed Siciid Aw-Nuur oo ka haddlay xaaladda doorashooyinka

Danjiraha dowladda faderaalka Soomaaliya ee Kenya Maxamed Nuur Tarsan ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib go’aanka Kenya ay ugala baxday Soomaaliya danjiraheedii u joogay, iyadoona ku amartay danjiraha Soomaaliya inuu dalkiisa dib ugu laabto.

Kenya ayaa ka carootay soo bandhigii xogaha shidaal ee London, waxaana ay sheeganaysaa dhulka xeebaha ee Jubbooyinka inay iyada dhulkeeda uu ka tirsanyahay.

Dowladda Soomaaliya wali kama hadlin talaabada ay qaaday dowladda Kenya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: