Guddoomiyaha Aqalka sare oo Muqdisho ka duulay (Sawiro)

HomeWararka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo Muqdisho ka duulay (Sawiro)

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka dhoofay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaali

SOMALILAND WAXAY GASHAY DAMBIYO DAGAAL OO WAAWEYN WAANA DUMAY DAMACEEDII
Madaxweyne Shariif Xasan Shiikh Aden oo la filayo in uu berri iscasilo iyo KG oo gashay marxalad cusub oo siyaasadeed
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka dhoofay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Xashi Cabdillaahi.

Wafdi oo ka kooban Xubno ka tirsan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay kusii jeedaan Magaalada Seoul oo ah Caasimada Jamhuuriyadda Kuuriyada koonfureed.

Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ayaa wafdiga Garoonka Diyaaradaha kasii sagootiyay,waxaana dalka Jamhuuriyadda Kuuriyada koonfureed uga qeybgeli doonaan Kulan Caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Nabada Aduunka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: