HomeUncategorized

M/weyne Xassan oo ka qayb-gelaya caleema saarka hogaamiyaha dalka Sudan

Talaado, Juun 02, 2015 (Daljir) —Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamud iyo wafti la socda aya gaaray magalada Khaartoum ee caasimada dalka Suudaan si ay halkaasi uga qayb-galaan munaasibad lagu caleema saarayo hogaamiyaha dalkaasi Suudaan,Cumar Xasan Al-Bashiir oo mar kale dib loo doortay.

DHEGEYSO-Siyaasi Cabdi-waal,*Bulshada Gobolka Mudug waa laysku diraa*.
M/weynaha Puntland oo kala diray maamulkii gobolka Mudug, mid cusubna magacaabay.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Khamiis_01

 

Madaxda dalka Suudan iyo mas\’uuliyiin kale oo dowladda ah aya garoonka diyaradaha ee Khaartoum kuso dhowyaey Madaxweynaha Soomaaliya iyo waftiga la socda.
 
Xassan Sheikh Maxamud Madaxweynaha Soomaaliya iyo waftiga la socda aya inta ayku sugan yihiin dalka Suudaan waxaa ay kulamo la qaadan doonaan,Madaxda dalkaasi Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool iyo waliba madaxda kale ee kaso qayb-geli doonta Munaasibada caleema saarka Madaxweyne Al-Bashiir.
 
By:Xalliye
 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: