HomeUncategorized

DHEGEYSO-Siyaasi Cabdi-waal,*Bulshada Gobolka Mudug waa laysku diraa*.

Galkacyo, Oct 17 2016--Xaaladda Magaada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa weli kujirta xiisad colaadeed kadib dagaal dhowaan kudhexmaray ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug.

Munaasabadda 1-da Agoosto oo si aan loo kala harin looga Xusay Garowe
(Dhagayso) Caawa iyo Daljir Khamiis 13_August_2015 Khadar Cawil Ismaaciil
”Anigu ergay ma ahayn laakiin goob-jooge ayaan ahaa, mana ansixin dastuur ku lifaaqan 1 sano oo dheeriya”, Siyaasi Gaagaab.

Galkacyo, Oct 17 2016–Xaaladda Magaada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa weli kujirta xiisad colaadeed kadib dagaal dhowaan kudhexmaray ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug. 

Waxaa weli magaalada isku horfadhiya ciidanka labada dhinac, iyadoona aysan jirin wax waan waan nabadeed ah oo magaalada kasocota marka laga reebo qorshe uu wado ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. 

Hadaba Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi-waal), oo ah siyaasi kasoo jeeda gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in shacabka Galkacyo ay isjecel yihiin laakiin ay dhibaataynayaan dad gaar ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: