Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Booqasho Rasmi ah uga ambabaxay Kenya

HomeWararka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Booqasho Rasmi ah uga ambabaxay Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta booqasho rasmi ah ug

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Duduncad ee gobolka Hiiraan
Waa sidee xaalka hooyo 4 carruur oo mataano ah ku dhashay Muqdisho?
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYE KU-XIGEENNADA IYO XOG-HAYAHA GUUD EE GOBOLKA BANAADIR

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta booqasho rasmi ah ugu ambabaxay Dalka Kenya.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyaga oo ka wada hadli doona xiriirka Labada Dowladood iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda ee Labada Dal.

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa ka dhaxeeya xiriira qoto dheer uu ku saabsan dhinacyada amniga, is-kaashiga dhaqaalaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: