HomeUncategorized

Raysul-wasaarihii hore ee Israel oo Xabsi lagu Xukumay

Isniin, May 25, 2015 (Daljir) — Raysul-wasaarihii hore ee Israel Ehud Olmert ayaa lagu xukumaya 8 bilood ah oo xabsi ah kadib markii lagu helay musuq maasuq iyo wax isdaba marin.rn

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Arbaco_20
Ammaaanka magaalada Galkacyo oo aad loo adkeeyey. [Akhris …]
Nabadoonada Jubbaland oo rajo ka muujiyey shirka maamulka iyo dowladda federaalka (Dhgeyso)

Isniin, May 25, 2015 (Daljir) — Raysul-wasaarihii hore ee Israel Ehud Olmert ayaa lagu xukumaya 8 bilood ah oo xabsi ah kadib markii lagu helay musuq maasuq iyo wax isdaba marin.

Ehud Olmert ayaa la sheegay inuu si shaqsi ah u isticmaalay lacag dhan 153 kun oo uu siiyay ganacsade ree New York ah  sanadihii 1993-2002.Wuxuu xukunkan cusub imaanayaa isagoo horay kiis kale oo musuq maasuq ugu xukunaa 6 sano.

Ehud Olmert ayaa horay ugu xukunaa 6 sano kadib markii lagu helay kiis kale oo la xidhiidhay arimo musuq maasuq.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: