Raysul-wasaarihii hore ee Israel oo Xabsi lagu Xukumay

Isniin, May 25, 2015 (Daljir) — Raysul-wasaarihii hore ee Israel Ehud Olmert ayaa lagu xukumaya 8 bilood ah oo xabsi ah kadib markii lagu helay musuq maasuq iyo wax isdaba marin.

Ehud Olmert ayaa la sheegay inuu si shaqsi ah u isticmaalay lacag dhan 153 kun oo uu siiyay ganacsade ree New York ah  sanadihii 1993-2002.Wuxuu xukunkan cusub imaanayaa isagoo horay kiis kale oo musuq maasuq ugu xukunaa 6 sano.

Ehud Olmert ayaa horay ugu xukunaa 6 sano kadib markii lagu helay kiis kale oo la xidhiidhay arimo musuq maasuq.

 

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com