Raysal wasaare Kheyre oo hoygiisa Muqdisho ku casuumay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle (Sawiro)

HomeWararka

Raysal wasaare Kheyre oo hoygiisa Muqdisho ku casuumay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle (Sawiro)

Islaan Bashiir Ilaan Cabdulle oo kamid ah Isimada ugu faca wayd Puntland ,maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxa uu la ku

Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Boosaaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Sudaan oo sheegtay inay qabsatay degaano ku yaal Itoobiya

Islaan Bashiir Ilaan Cabdulle oo kamid ah Isimada ugu faca wayd Puntland ,maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxa uu la kulmay Raysal wasaaraha dowladda Soomaaliya mudane Xasan Cali  Kheyre .

Islaanka ayaa Raysal wasaare Kheyre waxa uu ku casiimay hoygiisa uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho ,waxaan dhawaan Ilaanka  hadimo sharafeed loogu sameeyay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ,halkaas oo ay Faras ku gudoon siiyeen Isimada dhaqanka ee uu ka soo jeedo Beesha Raysal wasaare Kheyre.

Raysal wasaare Kheyre  ayaa isn dhankiisa maanta  Ilaan Bashiir waxa uu gudoon siiyay shahaado sharaf .

 

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: