HomeUncategorized

Dowladda Puntland oo Sharci darro ku tilmaamtay Guddiyo dowladdu Somaliya ay Magacowday

Arbaco, May 13, 2015 (Daljir) — Dawlada Puntland ayaa sheegtay in dhamaan Guddiyada ay ku dhawaaqday Dawlada Federaalka ay yihiin kuwo aan laga wada tashan oo hareer marsan Dasruurka ay ku heshiiyeen umada Soomaaliyeed.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.
Guddiga nabaddeynta Jubbaland oo ku guuleystay inta badan howlihii loo xil-saaray (Dhegeyso)
DHEGEYSO-Natiijada booqashadii madaxweyne Gaas ee xarumaha dowladda.

Arbaco, May 13, 2015 (Daljir) — Dawlada Puntland ayaa sheegtay in dhamaan Guddiyada ay ku dhawaaqday Dawlada Federaalka ay yihiin kuwo aan laga wada tashan oo hareer marsan Dasruurka ay ku heshiiyeen umada Soomaaliyeed.

 

‘’Mawqifka Dawlada Puntland waa inaysan aqoonsanayn,isla markaana aysan la shaqaynayn,sido kalena aysan Xubnahaasi iman Karin gudaha Puntland’’Ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed kaso baxay Dawlada Puntland.

 

Dhanka kale,Golaha Xukuumadda Puntland ayaa umada reer Puntland u xaqiijiyay innaan Ciidamo Amisom ka socda,isla markaana Puntland ay ku filan tahay amaankeeda.

 

 

\\\"\\\"

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: