Madaxwayne Gaas “Waxaan ahay madaxwaynaha kaliya ee isku dayay xoraynta Sool”

HomeWararka

Madaxwayne Gaas “Waxaan ahay madaxwaynaha kaliya ee isku dayay xoraynta Sool”

Madaxwayne Cabdiwali Gaas oo mar kalle tartan ugu jira qabashada hogaanka sare ee Puntland ayaa sheegay inuu yahay madaxwaynaha kaliya ee Puntland ee

Qaar kamid ah waxgaradka gobalka Gardafuu oo baaq u diray Musharixiinta Puntland 2019 (dhegayso)
TAWFIIQ waa Lafdhabar Ammaanka PUNTLAND (Taxanaha 1aad)
Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Amaro Culus dul dhigay Wasiiradi Gaas (Daawo)

Madaxwayne Cabdiwali Gaas oo mar kalle tartan ugu jira qabashada hogaanka sare ee Puntland ayaa sheegay inuu yahay madaxwaynaha kaliya ee Puntland ee isku dayay in la xoreeyo gobolada ka maqan Puntland.

Gaas ayaa khudbadiisa uu kusoo hadal qaadin marna eedaha musharixiinta madaxwaynaha oo intooda badan quus ka muujinayay arrimaha ammaanka iyo shirkadda DP World qorshaha lagu wareejiyay dekedda Bosaso.

Halkan kadaawo sido kale khudbada Gaas

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: