Madaxwayne Gaas “Waxaan ahay madaxwaynaha kaliya ee isku dayay xoraynta Sool”

Madaxwayne Gaas “Waxaan ahay madaxwaynaha kaliya ee isku dayay xoraynta Sool”

Madaxwayne Cabdiwali Gaas oo mar kalle tartan ugu jira qabashada hogaanka sare ee Puntland ayaa sheegay inuu yahay madaxwaynaha kaliya ee Puntland ee isku dayay in la xoreeyo gobolada ka maqan Puntland.

Gaas ayaa khudbadiisa uu kusoo hadal qaadin marna eedaha musharixiinta madaxwaynaha oo intooda badan quus ka muujinayay arrimaha ammaanka iyo shirkadda DP World qorshaha lagu wareejiyay dekedda Bosaso.

Halkan kadaawo sido kale khudbada Gaas

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com