Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi baara rabshadihii Baydhabo Magacaabay

HomeWararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi baara rabshadihii Baydhabo Magacaabay

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Cabdicasiis (Laftagareen) ayaa maanta Magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya rabshadihii dhawaan ka dhacay Magaaladda Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay. Guddigan ayaa baritaan ku samayn doona dadka ka dambeyeey dhacdooyinkaas oo dad baddani ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhawacmeen.

Xaaladda dadka dhimirka la’ ee caalamka oo maanta la xusay (dhegayso)
Somaliland: Wasiir hore oo Beeralay isu badalay, badalkii fadhi ku dirirka
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Cabdicasiis (Laftagareen) ayaa maanta Magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya rabshadihii dhawaan ka dhacay Magaaladda Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.

Guddigan ayaa baritaan ku samayn doona dadka ka dambeyeey dhacdooyinkaas oo dad baddani ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhawacmeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: