Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi baara rabshadihii Baydhabo Magacaabay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddi baara rabshadihii Baydhabo Magacaabay

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Cabdicasiis (Laftagareen) ayaa maanta Magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya rabshadihii dhawaan ka dhacay Magaaladda Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.

Guddigan ayaa baritaan ku samayn doona dadka ka dambeyeey dhacdooyinkaas oo dad baddani ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhawacmeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com