Musharax Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee guddoonka baarlamaanka

HomeWararka

Musharax Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee guddoonka baarlamaanka

Musharaxa guddoomiyaha baarlamaanka Puntland xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa waxaa uu ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay guddoonka baarlama

Agaasimihi Wasaaradda Gaashandhiga Somaaliya oo shaqo joojin lagu sameyeey (Akhriso)
Safaaradadda Soomaaliya ee dalka Kenya oo Maanta Albaabada loo laabay
Qaar ka mid ah haween waynaha Gobolka Nugaal ayaa taageray doorashada qof iyo cod,

Musharaxa guddoomiyaha baarlamaanka Puntland xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa waxaa uu ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay guddoonka baarlamaanka ee Puntland, kadib xaflad uu xalay xildhibaanada baarlamaanka uu ugu qabtay magaalada Garoowe.

Musharaxa ayaa ugu horayntii ka mahadceliyay guddiga xalinta khilaafaadka Puntland iyo xildhibaanada Puntland ee lasoo xulay.

Waxaa uu sheegay inuu yahay nin dhalinyarada iyo odayaasha isku wadi kara, waxaa uu sheegay shaqo wanaagsan inu soo qabtay mudadii uu xilka agaasimaha warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada  uu ahaa.

Dhanka isku xirka dowladda iyo bulshada gobolka Sanaag ayuu sheegay inuu aad sare u qaaday, ka hortagay diiwaangalinta Somaliland uu doonayay inuu ka hirgaliyo gobolka Sanaag.

 

Hoos kadhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: