Puntland oo go,aano adag dul dhigtay Madaxda dowladda fadaraalka Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo go,aano adag dul dhigtay Madaxda dowladda fadaraalka Soomaaliya (dhegayso)

Shir ay isgu yimaaden maanta Gudiga Amniga ee dorashada Puntland ayaa waxa ay ka soo saareen go,aano adag oo deegaanada Puntland loga mamnucayo in ay

Puntland oo Damalo Xagare Dhagax-dhigtay Saldhig Booliis
Axmed Qoorqoor oo amray in la xareeyo guddigii doorashada Galmudug
Qabanqaabada Doorashada Madaxtinimada Hirshabeelle oo Socota (dhegayso)

Shir ay isgu yimaaden maanta Gudiga Amniga ee dorashada Puntland ayaa waxa ay ka soo saareen go,aano adag oo deegaanada Puntland loga mamnucayo in ay yimaadaan madaxdax ka socota dowladda Soomaaliya meeqaam kasta halahaadee.

Go,aanada ka soo baxayu gudiga ayaa ahaa mid looga hortagayay in doorashada Puntland ay dowr ku yeelato Madaxtoyada Soomaaliya .

Siyaasiyiinta laga mamnuucay Puntland ayaa waxaa kamid ah  Shaqaalaha dowladda Federaalka sida Wasiirada, Agaasimayaasha, Saraakiisha ciidanka iyo howlwadaneeda Madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale  garoomada diyaaradaha iyo baraha Koontaroolada  ayaa lga mamnuucay in aanay soo geli karin lacago kaash ah oo sharci darro ah, haddii ay soo gashana lala wareegi doono.

 

Shirkadaha Diyaaradaha imaanaya Puntland ayaa waxaa lafaray  inay soo gudbiyana liiska dadka ay sidaan, inta aysan ka soo duulin garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Dhegayso Taliyaha guud ee Amniga doorashada Puntland .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: