Muwaadin Somaliyeed oo lagu dilay dalka Canada

HomeWararka

Muwaadin Somaliyeed oo lagu dilay dalka Canada

Cimraan Faraax oo 20-jir ah waxa uu maalintii Khamiista ee la soo dhaafay u geeriyooday dhaawacyo bishan 21-dii ka soo gaartay Toogasho ka dhacday mag

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo kulamo ka bilaabay Caabudwaaq
Ganaraal Cabdulaahi Gaafa kaarshe ayaa xoojiyay Dadaalada nabada ee ka socda bariga Gobalka Mudug
Shir Garoowe uga Furmay Wasaaradaha Howlaha Guud Maamul gobaleedyada iyo DFS (dhegayso)

Cimraan Faraax oo 20-jir ah waxa uu maalintii Khamiista ee la soo dhaafay u geeriyooday dhaawacyo bishan 21-dii ka soo gaartay Toogasho ka dhacday magaalladda Toronto ee dalkaasi.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Boliska Toronto ayaa lagu sheegay in Marxuumkaasi uu u geeriyodoay dhaawaca, iyadoo 2 kale oo da’doodu kala ahayd 19-jir iyo 50-jir si xun loogu dhawaacay Toogashadaasi, kuwaasi oo haatan lagu daaweynayo Isbitaal ku yaalla Toronto.

Boliska waxa hadal ah kama soo saarin Dembiilaha geystay Toogashadaasi, mana kala cadda in la qabtay iyo inuu baxsaday.

Muwaadinka Soomaaliga ee lagu dilay Toronto waxay ka dhigaysaa qofkii 96-aad ee sannadkan lagu dilo Toronto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: