Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland “Puntland waxaa ay abaabulaysaa maleeshiyaad dagaal” (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland “Puntland waxaa ay abaabulaysaa maleeshiyaad dagaal” (dhegayso)

Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Ciise Axmed Yuusuf Xawar  ayaa ku eedeeyey Puntland inay maleeshiyaad ku abaabulayso Puntland. Isagoo ka hadl

Madaxwayne Farmaajo “Qanyare wuxuu kaalin ka qaatay dib u heshiisiintii dalka”
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koofur Afrika
Madaxweyne Farmaajo oo darajadii Ciidan ka xayuubiyeey Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir

Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Ciise Axmed Yuusuf Xawar  ayaa ku eedeeyey Puntland inay maleeshiyaad ku abaabulayso Puntland.

Isagoo ka hadlayay magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu sheegay inay sidoo kalle Puntland kacdoon ka waddo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Eedaynta Somaliland ayaa kusoo beegmaysaa xilli maamulka hadda jira ee Puntland uu waqtiga kadhacay, Puntland ay ku jirto waqti doorasho, waxaana maamulka hadda jira waxba uu ka qaban arrimaha dhulka maqan iyo meeshii ay ku dambaysay dhaqaalle bulshada Puntland laga arruuriyay oo ay ahayd in lagu soo celiyo deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • SL vs PL=ZERO.
    NABADA YAR EE AY HAYSTAAN SL & PL BAA DHIBAYSA!.
    BIIXI & GAASNA WAA LABA GACAN KUDHIIGLE (KALAA SOOFA TACLAMUUN)

DISQUS: