Raiisul wasaare ku-xigeenka DFS oo daahfuray Shirweynihii Dhalinyarada (dhegayso)

HomeWararka

Raiisul wasaare ku-xigeenka DFS oo daahfuray Shirweynihii Dhalinyarada (dhegayso)

Raiisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta Magalada Muqdisho si rasmi ah uga furay shirweynaha Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Caasimadda Kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c23a47204010003662f104d/war+waaberi+raisalwasaare+kuxigeenka+oo+daah+furay+shirweynaha+qaran+ee+dhalinyarada+somaaliyeed+.mp3

Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Wasiir Khadiijo oo Farriin U Dirtay Madaxda Dowladda Soomaaliya (dhegayso)
Waxqabadkii Xukuumadda Soomaaliya ee Todobaadkii Dhammaaday

Raiisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta Magalada Muqdisho si rasmi ah uga furay shirweynaha Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Caasimadda Kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: