Axmed Karaash oo Garoowe kaga dhawaaqay Musharrax Madaxweyne ku xigeen PL (dhegayso)

HomeWararka

Axmed Karaash oo Garoowe kaga dhawaaqay Musharrax Madaxweyne ku xigeen PL (dhegayso)

Wasiirka Duulista iyo Hawadda Puntland Axmed Cilmis Cismaan Axmed (Karaash) ayaa maanta Caasimadda Puntland kaga dhawaaqay in uu u tartamayo kursiga Madaxweyne ku xigeenka Puntland 2019. Munaasabada ku dhawaaqistiisa waxaa ka qayb galay Nabadoono,Aqoonyahano,Haween,dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Garoowe. Axmed Xuseen Cabdulqaadir sheekeye ayaa Warbixintan Garoowe ku diyaariyeey http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c20fa90020100360de18fc6/Warbixinta+Wasiirka+Wasaaradda+Duulista+Hawada+Iyo+Garoomada+Puntland++oo+ku+dhawaaqay+inuu+u+taagan-yahay+qabashada+xilka+madaxweyne+kuxigeenka+Puntland+2019ka+.MP3

LAASCANOOD: Wararkii Ugu dambeyeey ee Xaaladda Magaaladda Laascaanood iyo Madaafic lagu garaacay
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Wasiirka Duulista iyo Hawadda Puntland Axmed Cilmis Cismaan Axmed (Karaash) ayaa maanta Caasimadda Puntland kaga dhawaaqay in uu u tartamayo kursiga Madaxweyne ku xigeenka Puntland 2019.

Munaasabada ku dhawaaqistiisa waxaa ka qayb galay Nabadoono,Aqoonyahano,Haween,dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Garoowe.

Axmed Xuseen Cabdulqaadir sheekeye ayaa Warbixintan Garoowe ku diyaariyeey

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: