Beesha Caalamka oo war ka soo saartay xaalada cakiran ee magaalada Baydhabo

HomeWararka

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay xaalada cakiran ee magaalada Baydhabo

War saxaafadeed ka soo baxay maanta Beesha Caalamka  ayaa lagu sheegay inay ka soo horjeedaan qalalaasaha iyo gacan ka hadal kasta oo xaalada sii xume

XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 10-JULY-2022
GAROWE OO LAGA XUSAY MAALINTA HAWEENKA DIFAACAHA XUQUUQUL AADANAHA (daawo)
Maxaa ka jira in Dowladda Soomaaliya badashay mowqifkeeda badda ay Kenya rabto in ay boobto?

War saxaafadeed ka soo baxay maanta Beesha Caalamka  ayaa lagu sheegay inay ka soo horjeedaan qalalaasaha iyo gacan ka hadal kasta oo xaalada sii xumeyn kara, gaar ahaan mida bani’aadanimo.

Beesha Caalamka ayaa ka tacsiyadeeyay Xildhibaankii ku geeriyooday magaalada Baydhabo iyo dadkii kale ee qalalaasaha ku dhintay

Sidoo kale waxaa ay hoosta ka xariiqeen in loo baahan yahay in wadajir loo taageero habka lagu heshiiyay ee guddiga doorashada, sidoo kale ay xusheeyaam dhinacyada kala duwan daacadnimada iyo dadaalka howlaha doorashada.

Beesha Caalamka ayaa ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo kala aragti duwanaanshaha siyaasadeed iyo caqabadaha kale, si horumar looga sameeyo siyaasadda iyo dhaqaalaha Soomaaliya.

War saxaafadeedka wadajirka ah ayaa waxaa soo saaray dalalka Denmark, European Union, Finland, France, Germany, Ireland, Italy, Kenya, the Netherlands, Norway, Sweden, Switzerland, Turkey, Uganda, United King.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: