HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, 2 Jan 2014, Caawa Iyo Daljir Cabdirisaaq C Cabdi Silver~ Daljir ~ Galkacyo

Axmed karaash oo Garoowe gaadhey, iyo M/weyne Faroole oo Madaxtooyada ku qaabilay, Baarlamaanka Puntland oo ku hawlan doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka, Gaagaab oo Cali Xaaji Warsame u tanaasuley, Jaaliyada Puntland ee Wadamada Yurub oo soo dhoweeyey Doorashooyinka Puntland,

Baahin: Salaasa, Nov 29, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Afhayeenka baarlamaanka federaalka oo lagu eedeeyey ku xad gudub & ku tarki fal xileed; Wafti reer Puntland ah oo ka qayb galay shirkii ururada bulshada rayadka ah ee Road-mapka oo ku soo laabtay Garowe; Garaad C/llahi Cali Ciid ayaan ka waraysanay; R/wasaare Gaas oo kulamo la yeeshay madaxda dalka Qadhar; afhayeenka xukuumada ayaan ka waraysanay.
AMISOM oo 100 boolis ah geynaysa gobolka Hiiraan kuwaas oo ku biiraya howgalka nabad illaalinta
M/weynihii hore ee Puntland Cadde Muuse oo kormeeray madaarka Bandar Qaasim. [Dhegaysi …]

Axmed karaash oo Garoowe gaadhey, iyo M/weyne Faroole oo Madaxtooyada ku qaabilay, Baarlamaanka Puntland oo ku hawlan doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka, Gaagaab oo Cali Xaaji Warsame u tanaasuley, Jaaliyada Puntland ee Wadamada Yurub oo soo dhoweeyey Doorashooyinka Puntland,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: