Gollaha Iskaashiga Maamul goboleedyada oo tageeray Mooshinka laga keenay Farmaajo

HomeWararka

Gollaha Iskaashiga Maamul goboleedyada oo tageeray Mooshinka laga keenay Farmaajo

Gollaha Iskaashiga Maamul goboleedyada ayaa soo dhaweeyay mooshinka laga gurbiyay Madaxweyne Farmaajo ee uu aqbalay Guddoomiyaha Gollaha Shacabka Max

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidamada oo su’aalo laga waydiinayo dilalka ciidamada dowladda ee shacabka
Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ku baaqay in la joojiyo doorashada golaha Shacabka ee Somaliland
Shacabka degmadda Burtinle oo ka hadlay shirka dhuusamareeb 3 (dhegayso)

Gollaha Iskaashiga Maamul goboleedyada ayaa soo dhaweeyay mooshinka laga gurbiyay Madaxweyne Farmaajo ee uu aqbalay Guddoomiyaha Gollaha Shacabka Maxamed Mursal.

Gollaha ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay iney walaac ka qabaan xaalada siyaasadeed ee dalka oo sii cakirmeysa kana soo dareysay bilihii u dambeeyay.

Maamul goboleedyada ayaa sheegay in ay soi dhaweynayaan go’aanka Dastuuriga ah ee Baarlamaabka uga gilgisheen siyaasadda Madaxweyne Farmaajo taasoo keentay in uu khalkhal geliyo siyaasada dowlad goboleedyada dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: