Madaxweyne Farmaajo oo Mooshin laga kenay (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Mooshin laga kenay (dhegayso)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa aqbalay mooshin xil ka qaadis ah oo ka dhan ah madaxweynaha jamhuur

ARDAA B2aad | HAWEENKU HADAAN LA XAQIRAYN WAA LAFDHABARTA BULSHADA SOOMAALIYEED
MAANHADAL: Puntland Hadafkii loo Aa-aasay ma gaartay? (dhegayso)
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa aqbalay mooshin xil ka qaadis ah oo ka dhan ah madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya oo ay xildhaano ka tirsan golaha usoo gudbiyeen.

Mooshinkaan xil ka qaadista ah ayey xildhibaanada oo magacyadooda iyo tiradooda la shaacin waxa ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xildhibaanada gudbiyay mooshinkaan ka dhanka ah madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in dhawaan ay warbaahinta ugu warbixiyaan sababta ku kaliftay in mooshinkaani ay madaxweynaha ka gudbiyaan iyo tirada guud oo ay ka koobanyihiin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: