Garyaqaanka guud ee Puntland oo war ka soo saary khilaafka Gaas iyo Camey

HomeWararka

Garyaqaanka guud ee Puntland oo war ka soo saary khilaafka Gaas iyo Camey

Garyaqaanka Guud ee Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa qoraal uu soo saaray maanta wuxuu kaga hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Pun

Maleeshiyaadka Oromada oo shacab ku laayey tuulada DAARIMI ee TULI GUULEED
R/W Khayre oo ka Qayb galay Shir ku saabsan Abaaraha (dhegayso)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u ambabaxay dalka Holand

Garyaqaanka Guud ee Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa qoraal uu soo saaray maanta wuxuu kaga hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Puntland iyo ku xigeenkiisa.

Maxamed Yuusuf, ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uusan awood u laheyn inuu magacaabo guddiga xalinta khilaafaadka sida uu Dastuurku qabo.

Qodobada 80 iyo 81 ee Dastuurka maamulka Puntland ayaa kala cadaynaya awoodaha ay kala leeyihiin madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland.

Halkan ka akhriso qoraalka kasoo baxay xafiiska Garyaqaanka Guud ee Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: