Xaaladda amnixumo ee Boosaaso iyo dilalka qorshaysan ee ka dhaca Puntland (daawo)

HomeWararka

Xaaladda amnixumo ee Boosaaso iyo dilalka qorshaysan ee ka dhaca Puntland (daawo)

Magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Boosaaso iyo Gaalkacyo bilihii u dambeyeey waxaa ka dhacay dilal qorshaysan iyo qaraxyo lala beegsanayey shacab

Xubinta Sicirka Iyo Suuqa Burtinle
Bayaankii raalligalinta madaxdhaqameedka SSC & dareenka shacabka
Shan qof oo shacab ah oo ku geeriyooday gaari lagu rasaaseeyey Mudug

Magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Boosaaso iyo Gaalkacyo bilihii u dambeyeey waxaa ka dhacay dilal qorshaysan iyo qaraxyo lala beegsanayey shacab iyo masuuliyiin, waxaana guud ahaan faraha ka baxay Amaanka magaalo ganacsiga Puntland ee Boosaso.

Radio daljir ayaa warbixino xiriir ah ka samaysay amnixumadda soo wajahday Puntland xili la galayo doorasho 8 Jan 2019, waxaana soo baxaya musharrixiin kaladuwan oo ammaanka Puntland siyaabo kala duwan uga hadlaya.

Hadabba waa sidee xaaladda amni ee Puntland?

Hoos ka daawo warbixinta Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: