HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, 3 Dec, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay gudiga Ansixinta & khilaafaadka golaha Wakiiladda Puntland, Musharaxiinta Puntland oo kasoo horjeestey gudiga uu magacaabay Madaxweyne Faroole sheegayna inay gudi cusub soo dhisi doonaan, Muxuu ahaa Mowqifka Faroole ee doorashadii 2008, 40 Bur-cad Badeed ah oo laga soo dejiyey Galkacyo, Somaliland oo xidhay 4 Wariye & warar kale

DHAGAYSO:Magaalada Bosaaso oo Roobsatay
DHAGEYSO: Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland oo kahadashay Arrimaha Imtixaanadka Shahaadiga ah
Somaliland oo sheegtay in goob shacabka ka caaggan laga dhigayo degaannada u dhexeeya Gabiley iyo Boorama ee ay colaaddu ka taagan tahay. [Akhris …]

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay gudiga Ansixinta & khilaafaadka golaha Wakiiladda Puntland, Musharaxiinta Puntland oo kasoo horjeestey gudiga uu magacaabay Madaxweyne Faroole sheegayna inay gudi cusub soo dhisi doonaan, Muxuu ahaa Mowqifka Faroole ee doorashadii 2008, 40 Bur-cad Badeed ah oo laga soo dejiyey Galkacyo, Somaliland oo xidhay 4 Wariye ?& warar kale

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: